Al-Shabaab oo caawa weerartay degmada Balcad & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa caawa ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo Xoogag taabacsan Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu yimid ka dib markii Xoogaga Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen bar kontrol oo ciidamada dowladu ku leeyihiin duleedka degmadaas gaar ahaan wadada u baxda magaalada Jowhar. Dagaalka oo socday muddo … Continue reading Al-Shabaab oo caawa weerartay degmada Balcad & Wararkii ugu dambeeyey